Imaaraadka oo ka hadlay Waan waanta laga dhax wado Sacuudiga iyo Qatar

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa soo dhaweysay waan waanta laga dhax wado dowladaha Sacuudiga iyo Qatar oo xiriirkoodu gaaray meeshii ugu xumeyd sidoo keenay in Qatar wadamo dhoor ah kusoo rogaan cunaqabateyn. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada ee Imaaraatiga Anwar Gargash, ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan wada xaajoodka laga dhax wado dowlada Qatar iyo Sacuudiga oo … Continue reading Imaaraadka oo ka hadlay Waan waanta laga dhax wado Sacuudiga iyo Qatar